Bari ayaa waxaa is qabey nin iyo naag bilooyin kadib naagtii ayaa ninkii furiin weydiisatey sababtoo ah ninku waxa uu aha nin dhuuni ah oo wixii naagtiisu karisaba aan deeqin markasu intuu yaabey kuyiri isug aan soolabtee ninkii oo wareer San ayaa nin ay saxiibo ahayen jidka kaga horyimid salaankadib ayuu nikii saxibkis kuyiri sxb maxa kugu dhacay markasu wixii jirey usheegay sxbkii ayaa kuyiri anaa kasoo hadlaya dumashi ee adigu isdaji sxb ninkii ayaa gurigii ugu tagey dumashidii markasu salaan kadib kuyiri dumashi kiilo cune majogaa saa intey naxdey ayey sihoose utiri ileen ninka dhuuni nimada waa lagu ogaa markasey kutiri Maya majoogo dumashi markasu isna kuyiri markuu solabto waxad kutirahdaa waxaa kuyimid 2kiilo cune waxana kuraba 3kiilo cune aniga oo 2kiilo cune ah iyo 3kiilo cune waxaad noogu timaadaa guriga 4kiilo cune markasey intey naxdey tiri ileen raguba waa wada kiilo cuneyaal anigana ilaahay iinaxa riistey oo mid 1kiilo cuna igu aadiyey walee furiin dambe madalbado
WQ✍️ bishar arab
Fikirkaagu waa noomuhiim
Comments
Post a Comment