Skip to main content

Ninba xaaskiisa waydiiyey

 Nin ayaa Xaaskiisa weydiiyay Ayago sariirta jiifka Saaran

Ma taqaana Meeqa mar ayuu Guursaday Cali Binu Abii Daalib rc Meeqa ayeyna Gaarayan Xaasaskiisa

Xaaskii- kuso jawaabtay Orod Bax Dagaalada uu Galay oo kale Gal markaas waan kuu Fasaxaa Wax walbo aad rabto xitaa anigaa kuu doonayo

  Kdibna dhabarkee Aadisay laba daqiiqo

Hadane inte usoo jeesataye waxey ku dhahday Orod Bax Qudus Difaac Falastiina Xoree Yuhuudana ka buri

Ninkii- Maxaad wax uweydiisay asago dhahayo uu kasoo jeestay

Hadane Xaaskiiya ku tiri Cali binu Abii Daalib Qeybar uu furtay Adigana Wiilkaaga musqusha kuguso Xiray markaasa iska furi weysay

Ninkii- Asago Xasbunallah ku jiro uu iska aamusay

Hadane Xaaskiiya usoo jeesatay waxeyna dhahday Cali Binu Abii Daalib Habeenkii oo dhan uu Saxaraha ku tukan Jiray Marmarna Cabsida Ilahey uu la suuxi jiray

Adigane Dooliya Jikada/Kushiinka ku aragtay Markaasa Cabsi la dhiman rabtay Seexo seexo.


#XIGASHO Mohammed Bin Farah

Comments

Popular posts from this blog

𝐒𝐇𝐄𝐄𝐊𝐀𝐃𝐀 “𝐉𝐀𝐂𝐀𝐘𝐋 𝐘𝐀𝐑𝐀𝐀𝐍 𝐈𝐆𝐔 𝐆𝐀𝐋𝐀𝐘 ” / the story of my little love

  #Q1: 𝐒𝐇𝐄𝐄𝐊𝐀𝐃𝐀 “𝐉𝐀𝐂𝐀𝐘𝐋 𝐘𝐀𝐑𝐀𝐀𝐍 𝐈𝐆𝐔 𝐆𝐀𝐋𝐀𝐘” #Hodhac Gaaban Sheekada sida aad magaceeduba ka garaneysiin, waxa ay ka hadleysaa Jacayl yaraan kusoo bilowday ee usii gudbay Weynaan, waana Jaceyl raagay oo qaatay sannado, Haddaba Qisadaani waa mid dhab ah oo ka dhacday magaalo ka mid ah magaalooyiinka ay degto Soomaalida, sheekadaani magacyada aad ka dhex arki doontiin waa ay badan yihiin, Balse labada qof ee ay quseyso sheekadu waa Sihaam iyo Yaasir, Qeybaha Sheekaduna waa mid badan, inshaa alllaah waxaan rajeynayaa in ay nagu dhammaato si nabad iyo farxad leh…….. ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------ Waqtigu waa Subax, maalintuna waa Isniin, Jawiguna waa Jawi roobaad, Magaalada oo idil waxaa ka da’aya roob lagu diirsaday. Sihaam oo la ciyaareysa walaalaheeda oo roob ku qubeysanayaan kuna ciyaarayaan, ayaa u imaadeen Yaasir iyo asxaab kale oo xaafada wada degg...

The youngest theaf ever//Tuugii abid ugu Da,da yaraa

 Tuugii abid ugu Da,da yaraa Aduunka ayaa Loo Aqoonsaday wiilkan yar oo Buskut ka Xaday Dukaan Kuyaal dalka Masar CC camera ayaa Muuqaal ka duubtay kaas oo si weyn loo hadal Hayo.

Sheeko gaaban 🤣

 Sheeko Gaaban  Oday ilig keliya ku hadhay oo maqaaxi ka quraacanaya ayaa waxa soo ag fadhiistay laba wiil midbaa kii kale ku yidhi aar bal telefanka ii dhib qofbaan wacdee markaasu yidhi kii kale iligbaa ku hadhay oo sheegayay inu ka bilaa dab yahay odaygii o ismooday ayaa ku dharbaaxay wiil kii saxanku ku quraacanayay asago leh maxaa kaa galay iligayga 😂😂😂 @ bishar arab