Oday Reer MUDUG ah Oo BAKHAYL Ah Ayaa Wuxuu Dhahay Caruurtiisa Qofkii Casho La'aan Seexda Kun shilin ayaan Siinayaa
Caruurtiisa Oo Dhan Kun Kun Shilin Ayay Qaateen Markii Ay Seexdeen Ayuu Ka Soo Aruuriyey Lacagtii
Subixii Markii La Gaaray Kulahaa Qofkii Kunkiisa dhumiyey Quraac Iguma Lahan. πππππππ
Comments
Post a Comment