Skip to main content

Gaari safar ah

 Gaari Safar Ah Aa Waxuu Ku Halaabay Meel Duur Ah Cidlo Ah Xooga Marki La Joogay Aa Gabar ayaa Darowalka Waxay Tiray Aboowe Biyo Aan Ku Weeseesto ayaan rabay ma iheli karaysaa Darowalka Oo Marqaan Dartiis Indhaha Isku Heesto xili oo marqaanka heer sare umarayo ayaa asigoo Waxba Kala ugeen ayaa Gacanta U Taagtay Caag 5Liitar ah o Nafto/Shidaal Ka Buuxo ayoo Gacanta uGeliyey markas ayee gabadhii Juq Meeshaan ah Ayee Gashay Waa Iska Xaajootay Shidaalka Ayee Biyo Cml Ugu istiijootay/Hoosta Ku Dhaqatay Xooga Kadib Qoftaan Oo Qeylineyso Ayaa So Baxday Darowalkii Oo Ka Qasneyn Ayee Dharbaaxo La Kortay Waryaa biyo Basbaas leh Ayaa I Siinaysaa maxaa idhihi wayday mahaayo biya caadi ah waxaan hayaa biyo basbaas leh Into Hal il Isku Qabtay Kulahaa Naa Leerta/Leyrta U Dhig Hana Wareerin Asaa Iska Qaboobaaye ee qeelida igaala kortag adiga ima dhalinee kkkkkkkkkkkk

Comments

Popular posts from this blog

𝐒𝐇𝐄𝐄𝐊𝐀𝐃𝐀 “𝐉𝐀𝐂𝐀𝐘𝐋 𝐘𝐀𝐑𝐀𝐀𝐍 𝐈𝐆𝐔 𝐆𝐀𝐋𝐀𝐘 ” / the story of my little love

  #Q1: 𝐒𝐇𝐄𝐄𝐊𝐀𝐃𝐀 “𝐉𝐀𝐂𝐀𝐘𝐋 𝐘𝐀𝐑𝐀𝐀𝐍 𝐈𝐆𝐔 𝐆𝐀𝐋𝐀𝐘” #Hodhac Gaaban Sheekada sida aad magaceeduba ka garaneysiin, waxa ay ka hadleysaa Jacayl yaraan kusoo bilowday ee usii gudbay Weynaan, waana Jaceyl raagay oo qaatay sannado, Haddaba Qisadaani waa mid dhab ah oo ka dhacday magaalo ka mid ah magaalooyiinka ay degto Soomaalida, sheekadaani magacyada aad ka dhex arki doontiin waa ay badan yihiin, Balse labada qof ee ay quseyso sheekadu waa Sihaam iyo Yaasir, Qeybaha Sheekaduna waa mid badan, inshaa alllaah waxaan rajeynayaa in ay nagu dhammaato si nabad iyo farxad leh…….. ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------ Waqtigu waa Subax, maalintuna waa Isniin, Jawiguna waa Jawi roobaad, Magaalada oo idil waxaa ka da’aya roob lagu diirsaday. Sihaam oo la ciyaareysa walaalaheeda oo roob ku qubeysanayaan kuna ciyaarayaan, ayaa u imaadeen Yaasir iyo asxaab kale oo xaafada wada degg...

The youngest theaf ever//Tuugii abid ugu Da,da yaraa

 Tuugii abid ugu Da,da yaraa Aduunka ayaa Loo Aqoonsaday wiilkan yar oo Buskut ka Xaday Dukaan Kuyaal dalka Masar CC camera ayaa Muuqaal ka duubtay kaas oo si weyn loo hadal Hayo.

Sheeko gaaban 🤣

 Sheeko Gaaban  Oday ilig keliya ku hadhay oo maqaaxi ka quraacanaya ayaa waxa soo ag fadhiistay laba wiil midbaa kii kale ku yidhi aar bal telefanka ii dhib qofbaan wacdee markaasu yidhi kii kale iligbaa ku hadhay oo sheegayay inu ka bilaa dab yahay odaygii o ismooday ayaa ku dharbaaxay wiil kii saxanku ku quraacanayay asago leh maxaa kaa galay iligayga 😂😂😂 @ bishar arab