Sheeko Gaaban Oday ilig keliya ku hadhay oo maqaaxi ka quraacanaya ayaa waxa soo ag fadhiistay laba wiil midbaa kii kale ku yidhi aar bal telefanka ii dhib qofbaan wacdee markaasu yidhi kii kale iligbaa ku hadhay oo sheegayay inu ka bilaa dab yahay odaygii o ismooday ayaa ku dharbaaxay wiil kii saxanku ku quraacanayay asago leh maxaa kaa galay iligayga 😂😂😂 @ bishar arab
sheekooyin xikmad iyo xaraabo : halkan kalansoco sheekooyin xikmad iyo xaraabo ah oo ku xiiso galiya iyo waliba qisooyin xaqiiqo ah
Comments
Post a Comment