Arday ayaa waxa uu dhacay maadada sharciga wuxuuna go’aansaday inuu kala hadlo professorkiisa.
Ardaygii: Mudane, wax walba oo ku saabsan sharciga aduu ma garan kartaaa?
Profiseerka: ayaa si kolsooni leh u idhi “haa” waayo?
Ardaygii: hadii aadka jawaabto su’aashan, waan dhacay, adna hadii aad garan waydo ma isiin “A’’.
Profiseerka: waa hagaag waxba kama qabo.
Wiilkii ayaa waydiiyay: ‘’maxaa sharci ah laakiin aan macquul ahayn, macquul ah laakiin sharci ahayn, oo sharci iyo macquul mitoona ahayn.
Profiseerkii ayaa ka fakiraya saacado badan ilaa uu ka quustay jawaabta. Wuxuuna ku qasbanaaday sidii sharad ku ahaa in uu “A” siiyo wiilkii.
Maalintii danbe ayuu profeseerkii fasalkii waydiiyay isla su aashii, profiseerkii ayaa naxay kadib markii uu fasalkii dhamaan gacmaha wada taagay.
Waxuu ka doortay ardaydii wiilkii su aasha waydiiyay markii hore
Wuxuu ugu jawaabay: mudane waxaad tahay 65 jir, waxaad guursatay gabadh 23 jir ah, tani waa sharci laakiin macquul maaha.
Xaaskaadu waxay xidhiidh la leedahay wiil 23 jir ah, tani waa macquul laakiin sharci maahin.
Xaaskaada saaxiibkeed oo imtixaankiisii dhacay hadana waxaad siisay ‘’A’’, tani sharcina maahin macquulna maahin.
Profiseerkii ayaa isaga oo taagan dib u dhacay.
Comments
Post a Comment