Nin reer miyi ah ayaa wuxuu arkey naagtiisa oo uur u leh , mar uu shaqada ka imid ayey tiri war kaalay aan qadeynee gaajaa iheysee?
Kulahaa calooshaada intey dhantahee sidey gaajo kuu qaban kartaa??ππ
Dadka qaar naag uur leh iyo nin calool leh ayaa gaajooda lagamaba dhaadhicin karo.ππ
WQ✍ bishar arab
Comments
Post a Comment