A boy from the country of Egypt had an appointment with his girlfriend/ wiil ree masar ahay labalay saxiibadii
A boy from the country of Egypt had an appointment with his girlfriend and then she told him that she is sick and can't leave the house. He was so angry that he started punching and kicking men."
Is this man is wrong or not
Wiil u dhashay dalka masar ayaa saaxiibtiisa la balamay kadibna waxay ku tiri xbbi wan xanuunsanahay guriga kama bixi karo wakhti kale inooga dhig, isla markii ba intuu magaalada soo aaday buu arkay iyada oo Nin kale la socta oo gaariga usaaran tahay’
Wuu xanaaqay sidaas aad u jeedaan ayuu sameeyay feedh iyo laad buu kala daalay”
Fikirkaaga maxay kulatahay ninkan ma saxsan yahay mise khaldan yhy
Comments
Post a Comment