"Anagu waxaan qabnaa in Somaliland ay tahay qayb kamid ah Dalka Soomaaliya kala go'a ma aaminsanin, kuma raacsanin laakin hada intaan madaafiic u rikibano midnimadaa xoog idinku soo raacsinaynaa ma lihin waana waxa aan sodon sano ukala joogno"
"Maamulka waqooyiga Soomaaliya ka jira waxaan leenahay dadka sool hala dhagaysto, halala hadlo, midnimadaan rabnaa haday yidhaahdeen adiguba gooni iskutaag baan rabaa baad tidhi lagumana colaadin"
Waxaa sidaasi yidhi Madaxweynaha Soomaaliya, Hasan Sheikh Mohamud.
Comments
Post a Comment